Ku soo dhowow boggayga lacag sameynta online!
Qoraalkan ugu horeeya waxaan ku sharixi doonaa sida qof walba uu uga bilaabi karo lacag sameynta internetka. Waxaa jira siyaabo badan oo sharci ah oo aad wax ku kasban karto, sida:
✅ Freelancing (qorista, turjumaada, naqshadeynta)
✅ E-commerce (iibinta alaabo online)
✅ Content Creation (YouTube, TikTok, ama blogging)
✅ Affiliate Marketing (xayeysiin alaab dadka kale)
✅ Tababaro Online (baridda xirfado)
Waxaad u baahan tahay:
Internet fiican
Kombiyuutar ama telefoon
Dulqaad iyo waqti
Waxaan qormooyin badan kuugu soo diyaarin doonaa si aad si tartiib ah u barato mid walba. Fadlan ila soco si aadan u seegin wax cusub!
No comments:
Post a Comment